Geddisley
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Dad hawshoodu tahay iibinta iyo gadidda badeecooyinka kala duwan; ganacsato. ld gaddisle.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geddisley ↴
gaddisley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg