geddiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Wax meel ku jiray, meel kale ku shubasho. 2. Badeeco ganacsi ku samaysash.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geddiso ↴
oodgeddiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-istay, -isatay)
ld oodrogo.
gaddiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld geddiso.
geddisasho [m.f.dh]
eeg geddiso. ld gaddisad, gaddisasho, geddisa.
xerageddiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Guri u dhow u guurid (cid).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg