gedmisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax gadmaday ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gedmisan ↴
gedmisanaan [m.f.dh]
eeg gedmisan. ld gedmisanaansh.
gedmisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gedmisanaa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg