Geed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-do, m.l)Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geed ↴
obiyum | taab | ubax | gaabbaguul | gaabbaguul | xaab | jaad | aaladee | gaad | haadaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg