Geedaggooso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn. 2. U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedaggooso ↴
geedaggoosasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg