Geedatiris
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc daayeerka ka mid ah, aad u yaryar, leh dhego dhaadheer iyo dabo dheer oo buul badan oo geedaha dushooda kora; kor.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedatiris ↴
qalami |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg