Geedgaab
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Dhirta inteeda in yar dhulka ka kacsan ee aan hoos dadku harsan karo lahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedgaab ↴
qaansoole | cadduun | cadduuro | dabakar | geedgool | gulaan | jadeer | jaleelo | jeerin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg