Site icon Qaamuus

ereyga

Geednugeyl

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Geedaha intooda lafta jilicsan, abaarta u adkeysi yar ee si sahlan loo tallaali karo, mirihiisa dhaqso u bislaadaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geednugeyl

dhalool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version