Geedsaar
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Dhirta inteeda aan keli u istaagi karin oo geedaha isku marta; saar; saa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedsaar ↴
gaad | qabsato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg