Site icon Qaamuus

ereyga

geeriyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geeriyoo

geeriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg geeriyoo. ld geer-yoomi.

labaggeeriyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Silic u dhimasho.

labaggeeriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg labageeriyoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version