Site icon Qaamuus

ereyga

geestaan
(m.dh)

ld geestahany.

geestaan
(m.dh)

(daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf-dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geestaan

geestahanyo [m.dh]
Cudur sinta dadka ku dhaca oo labada lugood lala gaabiya. ld geestaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version