Site icon Qaamuus

ereyga

Gefer

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. G. ah: u tuuridda xarig loo tuuro ceel dheer. 2. G. ah: fardo aan la ilaalin oo banjoog a.

Gefer

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fray, -fertay; -fri)

Xarig dheer ceel u tuuri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gefer

gefrid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version