gefsi
(m.l)ld gefsash.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gefsi ↴
waasii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiay, -iisay)
Cid wax ay heli lahayd gefsiin. ld weysii.
seegseegid [m.f.dh]
eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg