Gelin-dambe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe. 2. Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gelin-dambe ↴
gelin-dambeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg