Gelliin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Gelid. 2. Heshiisiinta laba dhinac oo dhibaato dhex taal. ld galliin.
Gelliin
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gelliin ↴
galliin | galliin | gelliimid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg