gembise
(m.l) (-sayaal, m.l/dh)1. Aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan. 2. Saab dharka la uuminayo la dul saaro. 3. Sati aabbur leh o hilibka kumbiska ah lagu keydiyo. ld gambis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gembise ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg