Site icon Qaamuus

ereyga

gesi
(m.dh)

ld gis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gesi

gasiimasho [m.dh]
ld gesiimash.

gasiimo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iintay, -iimatay)
ld gesiim.

gasiin [m.l]
Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesii.

gasiir [m.l]
ld gesii.

gesiimasho [m.f.dh]
eeg gesiimo. ld gasiimash.

gesiimo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iintay, -iimatay)
Cunto cunid. ld gasiim.

gesiin [m.l]
Cuntada dadka iyo duunyaduba quutaan. ld gasii.

gesiir [m.l] (-rro, m.dh)
Xarig dun ah, si gaar ah loo sooho, cabbaadyo ama kuul yaryar midabo kala duwan leh lagu mardimeeyo oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld gasii.

gesireeb [m.l]
Geed weyn oo qodax iyo caleemo yaryar leh iyo salweyn oo xoogga.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version