geyeysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)Cid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geyeysii ↴
didi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Didmo geyeysiin (xoolo, ugaar iwm.). ld dudi.
gayeysiin [m.dh]
ld geyeysii.
geyeysiin [m.f.dh]
eeg geyeysii. ld gayeysii.
geygeysiin [m.f.dh]
eeg geyeysii. ld gayeysiin, geyoodsii.
geyoodsiin [m.dh]
ld geyeysii.
xilbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid in ay xilkeeda si fiican u gudato geyeysiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg