Geyllan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dadaal badan. 2. Si daran oo loo dagaallam.
Geyllan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)1. Dadaal badan muujin. 2. Si daran u dagaallami.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geyllan ↴
geyllamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg