Geyr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qaybta baabuurta iwm u qaabilsan isbeddelka dhaqdhaqaaqa iyo xawliga; marsh.
Geyr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Caro bada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geyr ↴
gargeyr | geyrad | geyrasho | geyre | geyro | walwal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg