Site icon Qaamuus

ereyga

Geyso

Qaabnaxa: f.g/lg3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Wax meel ku sugan meel kale dhigasho. 2. Cid wax gaarsiin. 3. Cid waxtari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geyso

cageyso | daangeyso | dhegeyso | ergeyso | hogeyso | isugeyso | jugeyso | lacageyso | milgeyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version