Site icon Qaamuus

ereyga

Gibil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Haragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolah.

Gibil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Atomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta neefo ay ka mid yihiin ogsajiin (21%), Naytrojiin (78%), kaarboon dhayogsayd (0.03%), Argon (0.94%), Helium iyo neefo kale oo ku yar gibilka (0.01%) marka ay hawadu qallalantahay, iyo uumi-biyood xaddegiisu doorsoom.

Gibil

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Saan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lamm.
Gibil*

Jawi 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gibil

da'aa | raad-guri-cagaar | uumi saarid | ayoonisfeer | barqorraxeed | biyo-saar | cadaadis-beege | cadaadis-ekeeye | cadaadis-gibileed | cadaadis-gibileed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version