Site icon Qaamuus

ereyga

gibilmadoobaad
(m.l)

Raadka ka muuqda oogada nafley ee ay ku reebto murugo, jirro iwm. ld gibilmadoobaansh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gibilmadoobaad

gibilmadoobow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baaday, -baatay)
Wax gibilmadoobaad ku dhacay noqosh.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version