Gidaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Dhisme ballac leh, dhagax, shamiinto, iwm ka samaysan, oo wax celiya, ama waxyaabo lagu kala qoqobo; derb.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gidaar ↴
ibitiiliyam | bakteeriya | cidhib | dibaaxis | gidaar-unug | kaytiin | mandheer | miiq | murud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg