Go'
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-'yaal, m.l/dh)1. Maro aan afka isaga tolnayn oo raggu xirto ama huwado. 2. Gabal; cad.
Go'
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day)1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga go' ↴
aabonimo | aaddan | aal | caag | caaggan | faalikad | faaltow | jaango'an | jaango'naan | jaango'naansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg