Site icon Qaamuus

ereyga

go'aanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Go'aan ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh go'aanso

go'aansasho [m.f.dh]
eeg go'aanso. ld go'aansad, go'aansi.

go'aanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Go'aan ka dhigasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version