Site icon Qaamuus

ereyga

go'doomi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh go'doomi

go'doomayn [m.dh]
ld go'doomin.

go'doomee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
ld go'doomi.

go'doomi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.

go'doomid [m.f.dh]
eeg go'doon².

go'doomin [m.f.dh]
eeg go'doomi. ld go'doomayn.

kabacaddee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
Tumasho u go'doomid.

karantiin [m.l]
1. Meel lagu takooro nafley cudur halis ah qabta. 2. K. ah: nafley cudur halis ah qabta oo meel lagu go'doomiyay. ld karantiil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version