Site icon Qaamuus

ereyga

Go'doon

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

G. ah: xaalad cid geyaysiisa in uu meel ku xayirmo.

Go'doon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga go'doon

go'doomid | go'doon | go'doon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version