Gobannimaddoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Jabhad hubaysan oo u dagaallanta xurriyada gobol ama dal. 2. Qof ka tirsan jabha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gobannimaddoon ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg