gobannimo
(m.dh)1. Gob ahaansho. 2. Xurriyad, madaxbannaan. 3. ld gobnim.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gobannimo ↴
gobnimo [m.dh]
Gob ahaansho. ld gobannimo (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg