goblan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)ld gablan.
goblan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)ld gablan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goblan ↴
gablan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof gaboobay oo aan carruur lahayn. ld goblan¹.
gablan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Qof carruurtii ka le'atay noqosho. 2. Qof gaboobay oo aan carruur lahayn noqosho. ld goblan².
gablannimo [m.dh]
Gablan ahaansho. ld goblannimo.
goblannimo [m.dh]
ld gablannim.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg