gobo'
(m.dh)1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gobo' ↴
gobo' [m.dh]
1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibi.
gobo'layn [m.f.dh]
eeg gobo'le.
gobo'lee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Hoore, dhibic-dhibic u dhici.
gobo'maqaar [m.l]
Gobaha maqaarka ka samaysa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg