Site icon Qaamuus

ereyga

Gobol-dabiici

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)

(juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee mid ahaansho qaabeed, marka la bar-bar dhigayo meelo kale, ha ahaato xagga kala sarraynta, cimilada, degaanka, sidaas darteed ilaa xad mid ahaansho qaabeed ee xagga dhaqaaqa dadka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gobol-dabiici


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version