Site icon Qaamuus

ereyga

gocasho
(m.f.dh)

eeg goco. ld gocad, gocosh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gocasho

tabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho. 2. Dhacdo godob ka tirsasho.

uurkutaallo [m.dh]
Dareen iyo uurxumo gocasho ku dheehan tahay leh.

xasaagayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Gocasho.

xasaago [m.dh] (-ooyin, m.l)
Gocasho; gocad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version