Godadow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ciyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; layl.
Godadow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Laylo ciyaari.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godadow ↴
godadoobid | godootan | godootan | gool | laylo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg