Godkucarar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:G. ah: dhurwaa iwm oo habeennimo ugaarsi ku daahay oo waagii ku baryey oo baryey oo godkiisii tiigaaya. ld godkuroo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godkucarar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg