Godob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bo, m.l/dh)Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaq.
Godob
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godob ↴
tabo | aanaysi | aanayso | aano | asaaye | cadgooso | dakanaduug | godobreed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg