Gogoldhaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kal.
Gogoldhaaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Naag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbali.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gogoldhaaf ↴
dabammar | gogoldhaafid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg