Site icon Qaamuus

ereyga

Goldaloolo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo. 2. Iin. ld goldaloosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goldaloolo

haad | goldaloosho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version