Site icon Qaamuus

ereyga

Goldoox

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Goldillaacinta neef dhali waayey gosha laga dillaaciyo, si ilmaha looga soo saaro. 2. G. ah: ilmaha gosha laga soo bixiyo. 3. ld goldooxid.

Goldoox

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. Dheddig dhali waayey golkadillaacin si ilmo looga dhaliyo. 2. Arrin qarsoodi ah kashifid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goldoox

goldooxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version