goldooxid
(m.f.dh)eeg goldoox². ld goldoox¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goldooxid ↴
goldoox [m.l]
1. Goldillaacinta neef dhali waayey gosha laga dillaaciyo, si ilmaha looga soo saaro. 2. G. ah: ilmaha gosha laga soo bixiyo. 3. ld goldooxid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg