Site icon Qaamuus

ereyga

golxob
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-bo, m.l)

Toorrey dheer godan oo lagu dagaallamo. ld golxad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh golxob

golxad [m.l]
ld golxob.

seeme [m.l] (-mayaal, m.l/dh)
Billaawe weyn oo lagu dagaallamo; golxob.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version