Gondagal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax hoosta laga galo, si loo dugsado ama dhibaato loogaga gaashaansho.
Gondagal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lay, -ashay)Wax hoosta ka gelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gondagal ↴
gondagelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg