Site icon Qaamuus

ereyga

Goo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

1. (f.g) Wax jarid. 2. (f.g) Xaajo go'aan ka gaarid. 3. (f.g) Qaraabo saaxiib iwm xiriir u jarid. 4. (f.mg) Ka g.: tiro mid kale ka jarid (xisaab). 5. (f.mg) Ka g.: ilmo nuugmo ka joojin. 6. (f.mg) Ka g.: wax, wax kale ka leexin. 7. (f.mg) Ka g.: cid dambi ay gashay kajeebid. 8. (f.mg) Ku g.: meel wax ku xannibid. 9. (f.mg) Ku g.: hadal iwm xad gaar ah kujoojin. 10. (f.mg) La g.: wax ka baxsasho. 11. (f.mg) U g.: cida ballan kaga bixid.
Afar Goolleey*

waa ciyaar ay hal mar 4 laacib oo iska soo wada horjeeda garoonka wada galaan mid walbana laga rabo inuu goolkiisa difaacdo, goolalna ka dhaliyo 3da kale. Farsamada ay ciyaartan caanka ku tahay waa in la wada weeraro qofka kubbadda wata. FG: Waana bilaa garsoore.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goo

saab | waa | yaabis | udgoon | udgoon | udgoonaan | udgoonaansho | udgoonayn | udgoonee | udgoonsad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version