Site icon Qaamuus

ereyga

goobee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

Wax goob-goob ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goobee

goobayn [m.f.dh]
eeg goobee.

meerkac-biyood [m.l]
(juqr.) Wareeg goobeed biyaha badda dhexdeeda ama webiga dhexdiisa oo ka dhashay kala sarraynta kanaalka, ama kulanka laba maayadood, ma sababo la mid ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version