Site icon Qaamuus

ereyga

goobis
(m.dh)

ld goobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goobis

baadiggoobis [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid

abaadi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Baadi goobisteed raajin. 2. (f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.

goobid [m.f.dh]
eeg goob³. ld goobis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version