Site icon Qaamuus

ereyga

Good

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Halaq midab guduud-xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow. 2. Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.

Good

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

Maro; dhar; go'.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga good

faalaxgooddi | faalaxgooddi | faalaxgooddin | faalaxgooddis | faalaxgooddiyid | gaadeeryo | orgood | urugood | yalaalugood | afardhegood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version