Goodaaddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xammaarato qorratada u eg laakiin ka weyn, oo sun halis ah leh oo jilfaha iyo godadka gasha. 2. Laandheyr; siriq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goodaaddo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg