Site icon Qaamuus

ereyga

Goodir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diillimo dhinacyada kaga yaal. 2. G.ah: midab madow-xigeen ah oo geelu yeesho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goodir

gaadeeryo | diirdiir | goodircad | goodirmadow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version