Site icon Qaamuus

ereyga

Goof

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)

1. Beer gabowday oo aan badar ka baxayn. 2. Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen. 3. G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.

Goof

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax, waxtarkiisi gabay noqosho (beer, ceel iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goof

dowr | gargoof | goofaadhi | goofaadhiyid | goofaari | goofaarin | goofid | goofood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version